SheekadII Liibaan Maxamed: Qolkii Jidh dilka ee cidlada ku yaalay Qolkii Jidh dilka ee cidlada ku yaalay
Dawo Sheekada Mustafe: Riyadii dambsayka noqotay “Waxa lay sheegay inYurub ay lacagtu iska daadsan tahay dhulka, in aad meel kasta ka heli karto. Qof kasta oo ku dhaafaa in uu dhawr kun oo dollar uu kuu dhiibi doono. In ay tahay meel aad si fudud lacag u heli karto mustaqbalna aad ka samaysan karto. Sidaas darteed baan magafayaasha u raacay.”
Dawo Sheekadii Zakaria Osman: Kacdoon ka dhan ah tahriibiyayaasha Zakaria Osman and his friends could not take the daily torture anymore and tried to break out of the trafficker’s prison. Watch his story!
Dawo Sheekeda Zakariye: Wuxu ku jiray gacmaha tahriibiyayaashe Zakaria Hussein wuxu u malaynayay in safarka Yurub uu fududyahay laakiin waxay ku noqotay riyo xun noloshiisa
Dawo Sheekada Foosiyo: Waxaan Kasoo Horjeeda Tahriibiyaasha Foosiyo waa hooyo keli ah oo Soomaaliyeed oo la mid ah aayaha ay la wadaagto hooyooyin kale oo badan oo Soomaali ah: wiilkeeda waxaa qabtay tahriibiyayaal ku sugan Libya kuwaasoo dalbaday lacag aad u fara badan siideyntiisa. Laakiin Foosiyo kaliya maahan dumar Soomaaliyeed oo caan ah, laakiin waa abwaanad iyo u ololeeya arrimaha bulshada. Waxay aasaasay koox waaliddiin ah oo carruurtoodii laga afduubay iyagoo ku sii jeeday Yurub.
Dawo Kulunkii ooo bulshada: wacyaglinta Tahriibka "Waxa ugu muhiimsan aniga waxay ahayd inaan la kulmo qof ka sheekeeyay khibradiisa ah inuu la safro tahriibiyeyaasha." Munaasabad ka dhacday magaalada hargeysa dhalinyarada ah ee tahriibinta dadka ayaa u sheegta asxaabtooda khibradooda. La soco sheekada!
Dawo Sheekada Stella: Ilmaha ka baqaya in loo masaafuriyo meel aysan aqoon “Dadku waxay iweydiyaan 'Halkee ku soo kortay? Xagee ka timid Run ahaantii ma dhihi karo waxaan ka imid Talyaanigu ama waxaan ka imid Soomaaliya sababta oo ah garan maayo waxay u egtahay, halkaa ma joogin… "
Dawo Safarkii adkaa ee Amina “Waxaan ka xumahay dadka soo tahriibaya hadda, waxaan ogahay dhibaatooyinka soo wajihi karaan. Waxaa laga yaabaa in ay la kulmaan dhibaatooyinkii aan la kulmay ama kuwo ka xun” ayay tiri Amina oo ka waramaysa tacadiyadii ay kula kulantahay tahriibka Yurub.
Dawo Xayaysis Mashruuca Xaqiiqda Tahriibka - 2017 Daawo xayasiska si aad wax uga ogaato Mashruuca Xaqiiqda Tahriibka