
16/04/2021
Mideynta Qoyska
UNHCR waxay dhiirrigelisaa isu keenista qoyska si loo ilaaliyo midnimada cutubkan aasaasiga ah ee bulshada, si loo soo celiyo sharaftii aasaasiga ahayd ee nolosha qaxootiga, iyo gaar ahaan in la siiyo badbaado carruurta ku hoos jirta barbaarinta waalidiinta ama dadka kale ee waaweyn ee la xiriira