
Dawo
Barnaamijka Bandhigga Soomaalida ee Ifraax Axmed: Sheekooyin ka yimid Tahriib
Ifraah Ahmed waa dhaqdhaqaaqe bulsho oo caan ka ah Soomaliya. Si cabsi la'aan ah ee ugu ololeysa ka hortagga gudniinka fircooniga ah (FGM). Waxay ku hawlanayd barnamijka Soo Bandhigida Xaqiiqada Tahriibka ila 2017 dhawaana waxaa loo magacaabay Taageeraha Heerka Sare ee UNHCR.