Dawo Sheekeda Zakariye: Wuxu ku jiray gacmaha tahriibiyayaashe Zakaria Hussein wuxu u malaynayay in safarka Yurub uu fududyahay laakiin waxay ku noqotay riyo xun noloshiisa
Dawo Safarkii adkaa ee Amina “Waxaan ka xumahay dadka soo tahriibaya hadda, waxaan ogahay dhibaatooyinka soo wajihi karaan. Waxaa laga yaabaa in ay la kulmaan dhibaatooyinkii aan la kulmay ama kuwo ka xun” ayay tiri Amina oo ka waramaysa tacadiyadii ay kula kulantahay tahriibka Yurub.
Dawo Aan laabasho lahayn Deeqa oo 24-sano jir ah waxay Talyaaniga ku nooshahay muddo 7 bilood ah iyadoo wali sugaysa go’aanka magangalyada
Dawo Go’aankii Khadar Khadar waxa uu Somalia ka soo tagay 2008 isagoo doonayay in uu gaaro UK. Waalidkiis way ka soo horjeedeen tahriibka balse wuu ku adkaystay iyagoo ugu dambeyntii ogolaasho siiyay. Isagoo ay soo jiidatay sawirada asxaabtiisa ay internetka soo galiyeen oo muujinaysa nolol wanaagsan.
Dawo Sanadihii badnaa ee uu Fahad dhuumaalaysiga ku jiray Isaga oo 13 sano jir ah ayay Al-shabaab isku dayeen in ay qasab askari uga dhigaan Fahad. Waxa uu u baxsaday Ethiopia isaga oo aan u sheegin qoyskiisa maadaama uu ka cabsi qabay in iyaga lagu qasbo in ay sheegaan halka uu ku suganyahay.
Dawo Sheekada Sacad: Safar uu qoomamayn doono Sadeed wuxuu dareemay inay xun tahay inuu ka tago qoyskiisa laakiin asxaabtiisa ku sugan Europe ayaa ku dhiirigaliyay inuu baxo. Safarka uu ku marayay dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa noqday mid riyo ah, isaga oo xaqiijinaya dhibaatadiisii ugu xumayd. La soco sheekadiisa!
Dawo Sheekada Ridwaan: Magafayaashu had iyo jeer been bay sheegaan "Safarku wuxuu saameyn weyn ku yeeshay nolosheyda. Ma ahan wax aad si fudud u ilaawi karto. Waxaan la kulmay waxyaabo badan oo aanan filanayn, garaacis, dhac iyo xanuun. Waxaan arkay silica badan oo aanan xitaa horay u maleynaynin. Waxyaabaha aan maqlay oo aan ku fikiray waa been".
Dawo Sheekada Cabdiraxman Hussien: Tahriibiyayaasha waxay ahaayeen ayy dharkii iddaha xidhan Cabdiraxmaan wuxuu ku noolaa magaalada Hargeysa, Soomaaliya markii uu bilaabay inuu ka masayro asxaabtiisa Yurub aaday. Waxay u sheegayeen in noloshu jirto wax cajiib ah, oo uu doonayay inuu ku biiro. Isaga oo la socda qaar kale oo dhalinyaro ah, wuxuu la xiriiray nin wax tahriibiya oo diyaariyey safarkooda Itoobiya, Suudaan, iyo Liibiya. Bilowgii, safarku wuxuu ahaa mid sahlan oo tahriibiyeyaasha ayaa saaxiibtinimo leh oo caawimaad leh.
Dawo Sheekada Fathia: Ka badbaadinta dadka aad jeceshahay silica iyo dhimashada Wuxuu yidhi, “Hooyo, waxaa i haystayaal tahriibayal!” Markii aan maqlay inaan ku dhawaad dhintey. Waan ogaa waxa ay taasi ka dhigan tahay iyo inaanan awood lahayn.
Dawo Go’aankii Hassan Hassan waa ka warhayay dhibaatooyinka la xiriira tahriibka balse waxa uu go’aansaday in uu nasiibkiisa tijaabiyo. Qoyskiisu kuma taageerin go’aankiisa tahriibka, waxay isku dayeen in ay kaga digaan balse go’aan ayuu gaaray. Waxaa madaxa ku hayay natiijada iyo nolosha sare ee uu heli doono.
Dawo Ka soo badbaaday jirdi “Waan la wada soconaa dhibaatooyinka ka jira Somalia, waxaa ka jira labo dhibaato oo kala ah, dagaalo iyo aano qabiil,” ayuu yiri Mohamed. “Waxaan u soo baxay labadaan dhibaato, dagaalada iyo qabiilka” ayuu ku daray.