
Dawo
Sheekada Cabdisamad Cumar: Walaashay waxay ku dhimatay badda laakiin wali waxaan rabay inaan safro
"Markii aan maqlay dadka dhahaya inay dib u noqonayaan oo ay raadsadaan tahriibiye, taasi waa markaan xasuustay inaan walaashay wadadaas ku waayey. Waxaan mooday, haddii aad ku noqotid inaad halkaas ugu dhiman karto sida walaashaa oo hooyadaa sidoo kale ay kaa lumin doonto. Cabdisamad waxaa lagu badbaadiyay badda waxaana dib loogu celiyay Liibiya. Wuxuu go’aansaday inuu ku laabto Soomaaliya halkii uu naftiisa mar kale khatar gelin lahaa. La soco sheekadiisa!