Dawo
SheekadII Liibaan Maxamed: Qolkii Jidh dilka ee cidlada ku yaalay
"Waxaa halkaas ku yaalay qol ay ugu yeedheen “Cadaabta” ama “qolka geeridi” marka ay halkaas noo qadeen, waxay naga soo laalaadiyeen saqafka sare ee qolka, wayna na jidh dileen, iyagaa oo noo isticmaalaya koronto iyo caag la dhalaaliyay”