
26/05/2020
Engaging Refugee Outreach Volunteers
The Global Compact on Refugees dedicated a whole section to Women and Girls, and calls to the promotion of meaningful participation of women and girls.
Anagoo la kaashanayna BBC Media Action, waxaanu soo bandhigaynaa filimo gaagaaban oo taxane ah, ku saabsan sheeko ‘Nolol maalmeedka’ qaxootiga, taas oo muujinaysa waxtarka ay qaxoontigu eey kusoo kordhiyeen bulshada ee la noolyihii.
Ujeedada taxanahan filimaantan gaagaaban waa in la kobciyo dareenka iyada oo la muujinayo waxqabadka qaxootiga iyo sidee uga gudbi lahayeen ulana qabsadaan caqabadaha maalinlaha ah iyaga oo la wadaagaya khibradahooda.
Michael ama Miki - sida loo yaqaan, waa qaxooti Eritrean ah oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waa sawirqaade iyo tafatire labadaba. Waxa uu ahaa lix sano oo keliya markii uu u qaxay Itoobiya si uu nabadgalyo u raadsado. In kasta oo uusan helin qalab, wuxuu sii waday inuu sii wado xiisaha fanka oo uu hadda kormeero mashaariic dhowr ah.
Fatima waa artiste qaxooti Eriteriyaan ah oo ku nool Addis Ababa Ethiopia. Waxeey mareeye katahay meel artiga uu qofka ku nasankaro, artigeeda waxaa lakusoo bandhigay carwada farshaxanka qaxootiga.
Snit riyadeeda iyo hamigeeda waa inee noqotaa qoraa boogaka ciyaalka. Waa qaxooti Eriteriyaan ah oo ku nool Addis Abeba. Waxee kaloo jeceshahay inee soo saarto filmada kartoonka ee ciyaalka.
Waxay isleedahay filimadaas ayaa farxad galintoona wajiyada ilmaha qaxootiga ah.
Waa maalin ku jirta nolosha Mahad oo ka mid ah Soomaalida ka soo qaxday magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya.
Mahad waxa uu xerada ka soo qabtay xilal kala duwan oo hogaamineed. Madalkiisa ugu weyn ee gudoomiyaha ururka dhalinyarada waa inuu siiyo fursado mustaqbalka fog ah si loo xoojiyo dhalinyarada oo loo marayo waxqabadyada Isboortiga iyo waxbarashada.
Mikail waa qaxooti Somali ku nool Jigjiga.
Waxuu abuuraa wacyigalin iyo kor u qaadista hamiga dhalinyarada dhinaca waxbarashada.
Xabiiba waa qaxooti kunool Jigjiga, waa hogaamiye iyo qof ku dayasho mudan gudaha bulshada ee la nooshahay taas oo sabab u ah dadaalada ee wado.
Maalin ka mid ah malin nololeedka Yeabyo.
Yeabyo waa qaxooti Eritrean ah oo ku nool Addis Ababa. Waxu ku u shaqeeyaa biraha birta ah, uma ogola in naafonimadiisa ay hor istaagto.
Waxa uu aaminsan yahay waa in naafanimada qofka aysan ka hor istaagin in ay gaaraan hadafkooda. Tani waxay ka dhigeysaa mid dhiirigelin u ah qaxooti badan.