
Dawo
Go’aankii Hassan
Hassan waa ka warhayay dhibaatooyinka la xiriira tahriibka balse waxa uu go’aansaday in uu nasiibkiisa tijaabiyo. Qoyskiisu kuma taageerin go’aankiisa tahriibka, waxay isku dayeen in ay kaga digaan balse go’aan ayuu gaaray. Waxaa madaxa ku hayay natiijada iyo nolosha sare ee uu heli doono.