![031_halima_hero.jpg](/images/nMEfU4Qbt7yDvpLRHNUGJ-uThm0=/74/fill-325x183/031_halima_hero.jpg)
Dawo
Sheekadii xaliimo
Xalima oo ku dhalatay magaalada Muqdisho waxay heshiis la soo gashay kooxaha dadka u tahriibiya yurub. In kasto oo ay Xalima ku guulaysatay in timaado yurub, haddana waxay 7-dii sano ee u dambeeyey ku dhamaysatay in ay hadba wadan magan gelyo waydiisato. Nasiib darro Xaliima uma suurta gelin in ay hesho magan gelyo.