
Dawo
Kulunkii ooo bulshada: wacyaglinta Tahriibka
"Waxa ugu muhiimsan aniga waxay ahayd inaan la kulmo qof ka sheekeeyay khibradiisa ah inuu la safro tahriibiyeyaasha." Munaasabad ka dhacday magaalada hargeysa dhalinyarada ah ee tahriibinta dadka ayaa u sheegta asxaabtooda khibradooda. La soco sheekada!