
Dawo
Dhibaatada Tahriibka
Telling the Real Story waxa ay ka dambeeyeen Barnaamij lugu qabtay magaalada Jigjiga, Dalka Ethiopia, oo la yiraahda ‘Refugees Got Talent”. Taageeraha Telling the Real Story, Aar Maanta, ayaa waxa ay u suurto qashay in u booqdo lana shaqeeyo qaxooti ku sugan xeryaha qaxootiga ee Shey Dheer, Aww-Barre iyo Qabribayax.