![Story through song](/images/x98jFriG_IvyX6bMC9olMzQrk6c=/31/fill-1300x433/20170529_235732.jpg)
Qisooyin lagusoo gudbiyey heeso
- Tahriib lagusoo gudbiyey heeso
Tageeraha Soo Bandhigida Xaqiiqada Tahriibka, Aar Maanta, ayaa safar 3 asbuuc ah la qaybsaday qaxootida Jijiga. Waxaa u suurto gashay in 3 heesood oo Tahriibka ku saabsan ay soo saaraan.
Tani waa dokumeenti gaaban iyo heestihii la soo saaray waqtigii Aar Maanta Jijiga ku sugnaa.