Dawo
Qisada Muhiim
Muhiim waxay Somalia ka soo tahriibtay 2012 iyadoo 17 sano jir ah. Markii ay da’yar ahayd ayaa la afduubtay iyadoo lagula kacay tacadiyo ay ka midyihiin jirdil iyo fara-xumeyn taasoo ay u geysteen kooxo hubeysan oo doonayay in ay qasab ku guursadaan. Nasiib wanaag waxay ku guuleysatay in ay u baxsato Ethiopia.